هدفنا
Hadafkeena
Faafinta cilmiga shareecada si bilaash ah, meel kasta iyo waqti kasta.
مَنْ سَلَكَ طَرِيقًا يَلْتَمِسُ فِيهِ عِلْمًا، سَهَّلَ اللَّهُ لَهُ بِهِ طَرِيقًا إِلَى الْجَنَّةِ
Waa maxay Hidaaya Online?
Waa maktabad Islaami ah oo ururisa duruusta, muxaadarooyinka, khudbadaha iyo kutubta culimada, si qof kasta uu u dhageysto, u daawado, u akhriyo una soo degsado bilaash.
Wax kasta oo halkan yaalla waa bilaash, looma baahna in la is diiwaangeliyo.
Wax kasta oo halkan yaalla waa bilaash, looma baahna in la is diiwaangeliyo.
9Casharro
3Kutub
3Mashaa'ikh